Examine Jesus’ Authority Honestly and Accept God’s Son
Welcome to Day 295 of our journey with Jesus. Today, we think about how we will respond to Jesus. The main truth for today is this: Jesus calls us to examine his authority honestly and accept God's Son rather than use questions to avoid him. Let’s begin.
Current details of the journeyView the calendar, Episode and passage
Jesus in Action
Mark 11:27–12:12
Step 5 of 5
Decide how you will respond to Jesus.
Ciise iyo xertiisi waxey u soo laabteen Yeruusaalem, markaas ayaa Ciise oo macbadka dhex socday waxaa u yimid gudoomiyayaashii wadaaddada, macalimiinta sharciga Muuse iyo odayaasha. Markaas ayey weydiiyeen “Awoodee ayaad waxyaalahan ku sameysaa? Yaana ku siiyay awoodan?” Ciise ayaa ugu jawaabay, “Hal su’aal ayaan idin weydiinayaa. Ii jawaaba, kadibna waan idiin sheegi doonaa awoodda aan waxyaalahan ku sameeyo. Yooxanaa baabtiiskiisii samada miyuu ka yimid mise dhinaca binu aadanka? Bal ii sheega!” Intey dhexdooda ka wada hadleen ayey isku yiraahdeen, “Haddii aan dhahno, ‘samada xaggeeda,’ wuxuu na weydiin doonaa, ‘Maxaad u aamini weyseen?’ Laakiin haddii aan niraahno, ‘Dadka xaggiisa ayuu ka yimid,’ Maxaa dhici doona?” Waxey ka cabsadeen dadka, waayo qof walba wuxuu aaminsanaa in Yooxanaa nebi ahay. Kadib waxey Ciise ugu jawaabeen, “Ma garaneyno.” Ciise ayaa yiri, “Aniguna idiin ma sheegi doono awoodda aan waxyaalahan ku sameynayo.” Ciise wuxuu bilaabay inuu tusaalahaan iyaga u sheego, “Nin ayaa beer canab ah beertay, derbi ayuu ku wareejiyay, wuxuuna sameeyay meesha canabka lagu shiido wuxuuna dhisay munaarada waardiyaha. Kadibna wuxuu ka kireeyay kuwa beeraley ah wuxuuna aaday meel kale. Markii la gaaray waqtigii gurashada wuxuu u soo diray kiroolayaashii mid shaqaalihiisi ka mid ah si uu xoogaa canaba ah uga soo qaado. Laakiin kiroolayaashii ayaa garaacay ninkii oo diray isaga oo aan waxba wadin. Kadib wuxuu u diray shaqaale kale, laakiin isagiina wey garaaceen oo madaxa ayey ku dhufteen markey aflagaadeeyeen kadibna wey direen isaga oo aan waxba wadin. Haddana ku kale ayuu diray, kaasna waa la dilay. Kuwa kale oo badan ayuu sii diray laakiin qaar wey garaaceen kuwa kalana wey dileen. “Kadibna ninkii beerta lahaa waxaa u haray wiilkiisii kaliya ee uu jeclaa. Markii ugu dambeysay ayuu wiilkii diray isaga oo yiri, waxaa laga yaabaa iney xushmeeyaan. “Laakiin kiroolayaashii waxey isku yiraahdeen, ‘Kani waa kii dhaxli lahaa beerta, kaalaya aan dilnee kadibna aan dhaxalno beerta.’ Markaas ayey beerta canabka ah banaanka uga baxsheen oo dileen. “Maxey kula tahay inuu ninka beerta leh iyaga ku sameyn doono? Wuu u imaan doonaa oo dili doonaa kiroolayaasha beerta canabka ahna wuxuu siin doonaa kuwa kale. Miyeydan weligiin akhrisan qorniinka dhahaya, “ ‘Dhagaxii ey kuwa guriga dhisaya diideen ayaa noqday dhagaxa ugu muhiimsan dhismaha, waxyaalahan Rabbiga ayaa sameeyay, anagana yaab ayey na la tahay’?” Markaas ayaa gudoomiyayaashii wadaaddada, macalimiintii sharciga Muuse iyo odayaashii ayaa isku dayay iney Ciise qabtaan, waayo wey ogaadeen inuu tusaalahaan iyaga kaga hadlayay. Laakiin waxey ka cabsadeen dadkii badnaa, markaas ayey iska tageen.
Kitaabka Quduuska Ah: Ereyga Illaahey™ Axdiga Cusub Daabacaadan anaga ayaa leh © 2024 waxaa soo saaray Biblica, Inc. Waxaa lagu isticmaalay ogolaasho. Xaqeeda oo dhanna waa la xaafiday meel walba oo aduunka ka tirsan. Somali Contemporary Bible™ New Testament Copyright © 2024 by Biblica, Inc. Used with permission. All rights reserved worldwide.
We have followed the question, the parable, the rejected Son, and the cornerstone; today the issue is whether we will answer honestly.
Do not stop at asking whether Jesus has authority. Ask what you will do if the evidence points toward an answer you did not want.
Let Questions Seek Truth.
Bring difficult questions to Jesus. Examine the Gospel carefully. Test claims rather than pretending. But refuse the kind of questioning that exists only to protect a conclusion already chosen.
Recognize the Rejected Stone.
The leaders reject Jesus, yet His quotation says rejection will not determine the final outcome. God makes the rejected stone the cornerstone.
Release the Need to Remain Judge.
The leaders approach Jesus as examiners of His credentials. The passage gradually exposes that they themselves are being examined by how they respond to God’s Son.
Answer Honestly.
Jesus does not demand intellectual dishonesty. He demands moral honesty. When investigation reaches a point where His claim is clear, continued neutrality is itself a response. Receive the cornerstone rather than building a life around refusing Him.
Episode 10 closes here with Jesus’ authority unmistakably contested as the journey moves toward the cross.
Consider this.
What response does Jesus require?
Take your next step
Respond honestly to Jesus rather than using investigation as a permanent substitute for decision.