Can Good Behavior and Wealth Secure Eternal Life?
Welcome to Day 279 of our journey with Jesus. Today, we consider what Jesus calls us to question in our beliefs or lives. The main truth for today is this: Sincerity, good behavior, and wealth cannot secure eternal life without God's saving action. Let’s begin.
Current details of the journeyView the calendar, Episode and passage
Jesus in Action
Mark 10:17–31
Step 4 of 5
Examine what Jesus calls us to question in our beliefs or lives.
Kadib Ciise iyo xertiisi waxey bilaabeen safarkoodi oo isla markaas ayaa nin intuu Ciise ku soo orday ayuu isku duuduubay isaga oo hortiisa jilbaha dhigtay. Wuxuuna weydiiyay, “Macalin wanaagsanow, maxaan sameeyaa si aan u dhaxlo nolosha weligeed ah?” Ciise ayaa ugu jawaabay, “Maxaad iigu yeereysaa wanaagsanow? Qof wanaagsan ma jiro Illaahey maahee. Waad garaneysaa amarrada, ‘Waa in aadan qof dilin, waa in aadan sineysan, waa in aadan wax xadin, waa in aadan marqaati been ah furin, waa in aadan qofna khiyaanin, xushmee hooyadaa iyo aabahaa.’ ” Markaas ayuu ninkii ku yiri Ciise, “Macalinow, amarradaas oo dhan waan ilaaliyay illaa waagii aan yaraa.” Ciise intuu ninkii fiiriyay ayuu jeclaaday oo ku yiri, “Hal wax ayaa kaa maqan, bax oo wax walboo aad haysatid iibi oo lacagtana sii masaakiinta, waxaadna hanti ku lahaan doontaa jannada. Kadib kaalay oo isoo raac.” Laakiin ninkii markii uu maqlay arintan wuu ka xumaaday, waayo wuxuu lahaa maal badan. Ciise intuu hareerihiiiisa fiiriyay ayuu xertiisi ku yiri, “Imisee adagtahay hantiile inuu galo boqortooyada Illaahey!” Xertii ayaa ka yaabay hadaladiisa. Markaas ayaa Ciise haddana yiri, “Caruurteydiyow aad ayey u adagtahay in boqortooyada Illaahey la galo! Xaqiiqdii, inuu qof hanti leh galo boqortooyada Illaah waxaa ka fudud inuu neef geel ah dhex maro cirbad duleelkeed.” Haddaba xertii Ciise aad ayey uga sii yaabeen hadaladaan, oo waxey is weydiiyeen, “Haddaba yaa badbaadi kara?” Ciise ayaa intuu iyaga fiiriyay ku yiri, “Binu aadanka agtooda arintan macquul kama aha, laakiin Illaahey xaggiisa wax walba suurtogal ayey ka yihiin.” Markaas ayaa Butros ku yiri, “Anagu wax walba waan kasoo tagnay si aan adiga kuu raacno!” Ciisana wuxuu ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, ma jiro qof dartey iyo warka wanaagsan dartiis uga soo tagay gurigiisa, walaalkiis, walaashiis, hooyadiis, aabihiis, caruurtiisa, dhulkiisa oo aan aduunkan ku heli doonin boqol jibaar guriyo, walaalo, hooyo, aabe, caruur iyo dhul, inkastoo la silcin doono, markey dhintaanna waxey heli doonaan nolosha weligeed ah. Laakiin kuwo badan oo sareeya wey hooseyn doonaan kuwo hooseeyana wey sareeyn doonaan.”
Kitaabka Quduuska Ah: Ereyga Illaahey™ Axdiga Cusub Daabacaadan anaga ayaa leh © 2024 waxaa soo saaray Biblica, Inc. Waxaa lagu isticmaalay ogolaasho. Xaqeeda oo dhanna waa la xaafiday meel walba oo aduunka ka tirsan. Somali Contemporary Bible™ New Testament Copyright © 2024 by Biblica, Inc. Used with permission. All rights reserved worldwide.
The man appears to bring several advantages to the conversation: sincerity, moral seriousness, social standing, and wealth. Jesus treats none of them as a guarantee of eternal life.
Watch: Facing the Cost: Will You Surrender What You Trust Most?
Watch the companion video, then continue reading to examine the biblical testimony in its full context.
Sincerity Is Not Surrender.
He runs and kneels, but when Jesus touches the controlling issue, he walks away. A serious question does not automatically produce a surrendered answer.
Morality Cannot Save.
The man reports long obedience to the commandments Jesus names. Jesus does not accuse him of lying, yet the conversation still ends with lack. Moral achievement is not presented as the power that saves.
Wealth Can Hide Dependence.
Possessions create options, influence, and security. Jesus warns that these benefits can become obstacles when they teach the heart to trust what it can control.
The Assumption Beneath the Question.
“What must I do?” can imply that eternal life is something we can finally secure by sufficient achievement. Jesus ends by saying salvation is impossible with man and possible with God. That overturns every system of spiritual self-rescue.
Consider this.
Which assumption does Jesus confront in you?
Examine your assumptions
Let Jesus expose the securities you may mistake for spiritual life.